Ragii ka dambeeyay Dil duleedka Dhuuso Mareeb loogu geestay dad kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo…

Maamulka Galmudug ayaa shaaca ka qaaday in gacanta lagu soo dhigay rag lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen dil dhawaan deegaanka Bulucale ee duleedka magaalada Dhuuso Mareeb loogu geestay dad kasoo jeeday deegaanada Koonfur Galbeed. Madaxa Xukuumadda Galmudug Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali ayaa  sheegay in ciidamada amaanka Galmudug soo qabteen ragii ka dambeeyay dil … Continue reading Ragii ka dambeeyay Dil duleedka Dhuuso Mareeb loogu geestay dad kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo…